Manchester united oo waqti daayacii bareejeesay kooxda bournemouth ee kulankii 34aad premeire league


 
Manchester united ayaa waqtigii ugu dambeeyay barbaro lagashay kulankii kooxda bournemouth ee kulankii 34aad premeire league.

Ciyaaryta labada koox man united iyo southamphom ayaa kudhamaatay 1-1,iyagoo ay ukala dhaliyeyn labada naadi man united Højlund ee daqiiqadii 95aad and semenyo udhaliyay bournemouth ee daqiiqadii 23aad.

Manchester united ayaa weli joogta kaalinta 14aad ee 39 dhibcood horyaalka,xilli siuthampton ay fadhido kaalinta 10aad.

Xilli war serios ah kasoo baxaya manchester united ayaa lagu waramayaa in ay ciyaaryahanka mathues cunha ay 62M ku qaadanayaan ee xagaaga soo aadan,xiddiga Cunha ayaa ku lug leh 15 gool kooxda wolves ee xilli ciyaareedkan.


Comments

Popular posts from this blog

Barcelona oo badisay kulankii kabaaqday ay laciyaarayeen kooxda Osasuna ee horyaalka Laligaha

Kooxda Real madrid oo ku qanacday daafaca Huijsen qaab ciyaareedkiisi ee spain,oo ay rabto iney lawareegto xagaagan

Joao cancelo oo shaaca kaqaaday iskudhicii kawada dhexeeyay isaga iyo pep guardiola ee waqtigiisi manchester city