Manchester city oo gurigeeda iska hor imaan doonaan kooxda aston villa ee kulanka 34aad premeire league
Manchester city ayaa iska hor imaan doonaan kooxda aston villa garoonka Ettihad stadium ee kulan 34aad premeire league 10:00pm oo habeenimo.
lugta kowaad ayaa aston villa 2-1 kaga guuleysatay kooxda manchester city ee bishii December 2024,xilli oo ay doonayaan in kulan ay haddana kabadiyaan,oo ay horey iyo gadaal umaraan naadiga man city seasonkan.
Xilli ay wararka ugu waaweyn leeyihiin in haddii naadiga manchester city ay shanta kulan kusoo aadan ay kahelaan kudhawaad sideed dhibcood,mancity wey xaqiijisan doontaa booskeeda champions league ee seasonka dambe.
Tababaraha pep guardiola ayaa ciyaarta kahor wuxuu leeyahay ciyaartan ama ciyaar walba waxay noo noqon doontaa final hanoqoto aston villa southampton,wolves,Nottingham forest iyo kuwa kaleba".
Manchester city ayaa hadda kujirta kaalinta 5aad oo premeire league ee 58 dhibcood ,xilli kooxda liverpool oo hogaamineysa horyaalka ay uga dhiman tahay iney champions noqoto kaliya hal kulan iney badiyaan.
Comments
Post a Comment