Liverpool oo qaraacday kooxda tottenham oo ugu dambeeyn ku guuleysatay premeire league seasonkan 2025
Liverpool ayaa kubadisay 5-1 ee dhamaadkii ciyaarta,iyagoo ukala dhaliyeen ciyaartoyda sida Luiz Diaz,mac allister,Cody Gakpo, mohamad salah ee daqiiqadii 63aad iyo Own goal of Udogie, xilli uu solanke u dhaliyay tottenham.
Mohamad salah ayaa maanta dhaliyay goolkiisi 56G/A uu ku lug leeyahay tartamada oo dhan liverpool ee xilli ciyaareedkan,xilli zsonozlai oo isaga ciyaarta labo caawin kasameeyay ayaa ku lug leh 7 gool iyo 7 caawin liverpool ee seasonkan,mac allister isagana 7 gool iyo 2 caawin ee seasonkan,Luiz Diaz ayaa dhaliyay 16 gool iyo 5 caawin tartamada oo dhan ee seasonkan,ugu dambeeyn cody Gakpo ayaa ku lug leh 17 gool iyo 5 caawin tartamada oo dhan seasonkan liverpool.
Kooxda Reds ayaa maanta ku guuleysatay horyaalkeedii 20aad ee xilli ciyaareedkan, taasoo kadhigan in ay soo bareejeyeen kooxda man united oo aheyd kuwa ugu badan ee ku guuleysiga PL oo heysatay 20 koob horyaal ah.
Xilli laacibkii hore manchester united ayaa ku waramaya " kooxda liverpool iney caawa qaadayso horyaalkeedii 20aad ee premeire league waxay nootahay maalin aad nogu xun reer man united,maadaama ay ina bareejeenayaan horyaalka".
Comments
Post a Comment