Liverpool oo ay wada ciyaari doonaan kooxda tottenham ee kulankii 34aad premeire league


Liverpool ayaa garoonkeeda Anfield kuwajihi doontaa kooxda tottenham ee kulanka 34aad premeire league markay tahay 6:30pm galabnimo.

Liverpool ayaa maanta spurs laciyaari doonta kulankii ugu dambeeyay oo ay kugu  guuleysanayso koobka premeire league xilli ciyaareedkan,oo kuheli karto lqbo dhinac hadii ay barbaro wada galaan ama ay liver badiso kulankan.

Liverpool ayaa kulankan guulal badan oo 15 kulan ugu dambeesay ay wada ciyaareen kooxda spurs,11 jeer oo kamida liver ayaa guuleysatay kulankan,3 kalena bareejo ayey wada galeen,halka ay kooxda tottenham ay badisay kaliya 1 jeer.

Maanta ayaa ah maalintii ay liverpool ku guuleysanaysay koobka horyaalka England oo ay aad u eegayaan una sameenayaan dabaaldag aad uweyn,xilli liver iney koob sidii loo baahnaa isugu soo baxaan oo ugu dabaal dagaan ay ugu dambeesay sanadii 1990 ee horyaalkii qaadeen.

Kooxda liverpool ee ku guuleysigeeda horyaalka PL seasonkan,waxa uu kadhigayaa iney sidaas ku helayn horyaalkii 20aad ee waayahooda PL,oo ay sidaas ku bareejeenayaan kooxda manchester united oo aheyd naadiga ugu guuleysiga badneyd premeire league oo heysatay 20 horyaal.


Comments

Popular posts from this blog

Barcelona oo badisay kulankii kabaaqday ay laciyaarayeen kooxda Osasuna ee horyaalka Laligaha

Kooxda Real madrid oo ku qanacday daafaca Huijsen qaab ciyaareedkiisi ee spain,oo ay rabto iney lawareegto xagaagan

Joao cancelo oo shaaca kaqaaday iskudhicii kawada dhexeeyay isaga iyo pep guardiola ee waqtigiisi manchester city