Real madrid oo rikoorayaal kaga badisay kooxda atletico madrid oo usoo baxday wareega querter-finalka ee champions league
Ciyaarta ayaa kudhamaatay 1-0 oo udhaliyay ciyaaryahanka Gallagher ee 30 second markay maraysay ciyaartu,taasoo bareejo kadhigtay labada lugood inta gool oo ladhaliyay ee 1-1,inkastoo ay real madrid laga qabtay rikoore vinicius junior daqiiqadii 70aad kulanka.
Atletico madrid markasta ee naadiga real madrid ay champions league wada ciyaaraan waa laga badinayay atletico oo waxaa badineysay real madrid hanoqoto finaalada ama wareegyada kale.
Kooxda real madrid ayaa usoo baxday wareega querter-finalka ee champions league,oo waxa ay ku aadismatay kooxda arsenal,xilli ay gunners kabadisay kooxda PSV ee 3-9 isku darka labada lugood.
Real madrid waxaa ugu xiga kulanka ay laciyaareyso kooxda villareal garoonka Estadio de la Ceremica ee Laligha 15 maarso.
Comments
Post a Comment