Real madrid iyo atletico madrid oo wada ciyaaraya lugta labaad ee wareega 16aad champions league
Real madrid iyo atletico madrid ayaa wada ciyaari doona lugta labaad ee wareega 16aad champaha ee garoonka metropolitano,xilli lugti kowaad ay real madrid kubadisay 2-1 ee garoonka Bernabeo.
Real madrid ayaa kulankan uciyaari doonaa ciyaaryahanka jude Bellingham kaasoo lugtii kowaad kaga maqnaa ganaax kooxda,sidoo kale goolhayaha courtois iyo daafaca Rudiger kuwaasoo nasniin kumaqnaa ciyaartii Rayo vallecano ee Laligaha.
Tababaraha simeone ayaa kahor ciyaarta sheegay "ciyaarteyda ayaa kuqanacsanahay, kalsooni ayaa kuqabaa kooxdeyda,waxaan kusocon doonaa garoonka dhexdiisa anagoo damacsan inaan sii joogeyno champions league".
real madrid iyo atletico madrid labadooda kii badiya waxa uu ku aadismi doonaa ee wareega querter-finalka midkood kii soo baxa Arsenal iyo PSV.
Xilli ay usoo baxeen wareega 8aad kooxo badan sida Barcelona,bayern munich,inter milan iyo paris-saint-germain ee talaadadii.
Comments
Post a Comment