Paul pogba oo udhamaaday ganaaxiisi kubadda cagta ayaa go'aan kabixiyay mustaqbilkiisa



Paul pogba ayaa ugu dambeyntii soo laabtay uu ganaaxiisi dhamaaday, kasoo soo laabashadiisa lasugayay waqti dheer  kubadda cagta illaa bisha maarso 11.

pogba oo kuguuleystay koobkii aduunka 2018 ayaa laganaaxay kadib markii lagu arkay isagoo cabaya daroogo bishii August 2023,laakiin xukunkiisa wuxuu hoos uga dhacay 18 bilood bishii November ee maxkamada gar-qaadida kubadda cagta.

Qadka dhexe reer france ayaa sheegay inuu mar labaad dheeli doono kubadda cagta,laakiin weli ma ay jirin koox soo dhaweesay isaga, pogba ayaa suurtagal noqon karta in uu kusoo laabto naadiga  manchester united,ama uu udhaqaaqo kooxda merseille oo uu joogo saaxiibkiisi hore Adrien Rabiot.

Sidoo kale Paul pogba ayaa macquul tahay inuu kaciyaari doono  horyaalada midkood sida  sacuudiga Arabia ama kan MLS,oo ay sanadii ugu dambeeyay ciyaartoy waaweyn ay katageen yurub oo aadeen sacuudi iyo mareykanka sida Lionel messi,cristiano Ronaldo,karim Benzema,Luiz suarez iyo kuwo kale oo badan.

Paul pogta kooxda uu kubiiri doono ayaa ah mid aan caddeen oo lama hubo  xilli ay taageerayaashu ay rabaan iney maqlaan naadiga uu aadi ciyaaryahanka qadka dhexe ee france.

Comments

Popular posts from this blog

Cristiano ronaldo ayaa goolashiisa sii wata isaga oo magaciisa raba inuu qoro isagoo guul gaaray

Antony oo noqday gool dhaliye! isagoo nooc amaaheed ula jooga kooxda Betis,oo dhaliyay goolkii ugu horeeyay ee kulankii real sociedad.

Agaasimaha Barca Deco oo sheegay in aysan jirin wax hadal ah,wax qiimaha! Deco oo usheegay kooxaha doonaya lamine yamal inuusan iib ahayn oo barcelona siijoogayo