Barcelona oo usoo baxday wareega 8aad kadib markii kabadisay Benfica lugta labaad ee wareega 16aad champions league



Barcelona ayaa 3-1 guul kagaartay kooxda Benfica lugta labaad ee wareega 16aa champions league.

Barcelona ayaa ukala dhaliyeen 2 gool oo Raphinha iyo 1 lamine yamal xilli Benfica udhaliyay Otamendi,isku darka labada kulan ayaa ah 4-1 oo ay kubadisay Barca.

Kooxda Benfica waa markii seddexaad wada ciyaareen oo ay barca badineyso xilli ciyaareedkan, xilli Barcelona ay usoo baxday wareega 8aad ee champions league.

Xiddiga reer brazil Raphinha ayaa dhaliyay goolkiisi 10aad ee tartanka champions league,inkastoo kulug leeyahay 27 gool iyo 17 caawin tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan. 

Weeraryahanka Raphinha ciyaarta dhamaadkeeda sheegay "waan ku guuleysan karnaa champaha xilli ciyaareedkan,sidoo kale waxaan awood uyeelan karnaa  inaan kuguuleysano gabi ahaanba".

Comments

Popular posts from this blog

Cristiano ronaldo ayaa goolashiisa sii wata isaga oo magaciisa raba inuu qoro isagoo guul gaaray

Antony oo noqday gool dhaliye! isagoo nooc amaaheed ula jooga kooxda Betis,oo dhaliyay goolkii ugu horeeyay ee kulankii real sociedad.

Agaasimaha Barca Deco oo sheegay in aysan jirin wax hadal ah,wax qiimaha! Deco oo usheegay kooxaha doonaya lamine yamal inuusan iib ahayn oo barcelona siijoogayo