Antony oo noqday gool dhaliye! isagoo nooc amaaheed ula jooga kooxda Betis,oo dhaliyay goolkii ugu horeeyay ee kulankii real sociedad.



Xiddiga garabka kaciyaara Antony ayaa udhaliyay kooxda real Betis seddex kulan ee is ku xiga,kasok raba inuu sii wado bandhigiisa wanaagsan ee spain iyadoo real Betis ay garaaxda kooxda real sociedad.

Xiddiga reer brazil ayaa dhaliyay seddex gool iyo 1 caawin ee afar kulan uu uciyaaray kooxda real Betis,sidoo kale seddex jeer ayuu qaatay xidiga ugu fiican afartii kulan.

Ciyaaryahanka Antony ayaa man united 1 gool udhaliyey ee 14 kulan uu uciyaaray seasonkan, sidoo 12 gool ayuu udhaliyay manchester united 96 kulan uu uciyaaray kooxda.

Ciyaaryahanka Antony ayaa yiri"waan ku faraxsanahay kooxda real Betis,runtii aad ayaan ugu faraxsanhay inaan dhaliyo oo baartilmaameed kadhigto,baartilmaameed hadaf ah ayaan ahay,waan diirada saaraya,oo aan ku raaxeystaa ciyaarta maalin walba".



Comments

Popular posts from this blog

Cristiano ronaldo ayaa goolashiisa sii wata isaga oo magaciisa raba inuu qoro isagoo guul gaaray

Agaasimaha Barca Deco oo sheegay in aysan jirin wax hadal ah,wax qiimaha! Deco oo usheegay kooxaha doonaya lamine yamal inuusan iib ahayn oo barcelona siijoogayo