Cristiano ronaldo ayaa goolashiisa sii wata isaga oo magaciisa raba inuu qoro isagoo guul gaaray


Cristiano ronaldo oo guul weyn ka sameeyay markii udhaliyay gooshii rikooraha,cristiano oo dhaliyay 60 gool ee 60 ciyaarood,waxa uun kasameeyay rikoor weyn oo koobka roshan saudi profesional league.

Cristiano ronaldo ayaa  26 G/A udhaliyay ee 25 ciyaar xul iyo koox,kasoo 20G/A kadhilayay kooxda ,lixda kalen ka dhilay xulkii purtogal.

Inta uu joogay al-nassr 93 G/A ayuu siiiyay ee 84 ciyaarood,75 gool iyo 18 caawin.

Cristiano ayaa dhilayay 2025,iyada oo ka dhigan in 24 sano oo xiriira (2002-2025) uusan sanad uu gool la'aan yahay aysan jirin.

Ronaldo ayaa waayihiisa gool dhalinta maraya 917 gool,kasoouga 83 uga dhiman tahay 1000ka gool oo uu balanqaaday inuu goolashiisa garsiin doono.


Comments

Popular posts from this blog

Antony oo noqday gool dhaliye! isagoo nooc amaaheed ula jooga kooxda Betis,oo dhaliyay goolkii ugu horeeyay ee kulankii real sociedad.

Agaasimaha Barca Deco oo sheegay in aysan jirin wax hadal ah,wax qiimaha! Deco oo usheegay kooxaha doonaya lamine yamal inuusan iib ahayn oo barcelona siijoogayo